DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa Xiddig Ay Kala Soo Wareegtay Barcelona.

Kooxda Chelsea ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga kooxda Barcelona ee Marc Guiu sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romoano.

Romano ayaa sheegay in ay Chelsea bixin doonto lacagta 6 milyan ee lagu bur-burin karo heshiiska xiddiga weerarka ka Ciyaara.

Chelsea ayaa heshiis buuxa la gaadhay xiddiga Marc Guiu si ay uga dhigto saxiixyadeeda cusub ee kooxda.

Romano ayaa sheegay in ay Chelsea heshiis wakhti fog ah ka saxiixanayso xiddiga da’yarka h.

Marc Guiu Ayaa iska diiday kooxda Bayern Munich si uu ugu biro Chelsea halka uu sidoo kale diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Barcelona.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga