DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa Liam Delap

Kooxda Chelsea ayaa si Rasmi ah u bixisay lacagtii lagu bur-burinayay heshiiska xiddiga weerarka ka ciyaara ee Liam Delap.

Kooxda Chelsea ayaa Liam Delap ka dhigtay saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga.

Blues ayaa heshiis 5 sano ah ka saxiixanaysa xiddiga weerarka ka ciyaara si ay ugu xoojiso kooxda.

Kooxda Maresca ayaa bixinaysa lacag dhan 30 milyan oo euro oo ah lacagta lagu bur-burinayo heshiiska xiddiga.

Xiddiga Liam Delap ayaa haatan isku diyaarinaya in uu tijaabada caafimaadka u maro kooxda Chelsea.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga