
Kooxda Bayern Munich ayaa xaqiijisay saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara Bayer Leverkusen ee Jonathan Tah.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay Bayer si Rasmi ah u xaqiijisay dhamaystirka saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara.
Kooxda Bayern Munich ayaa heshiis laa 2029 ah ka saxiixatay xiddiga Jonathan Tah kaas oo ay doonayso in ay ku xoojiso daafaceeda.
Bayern Munich ayaa xiddiga Jonathan Tah kula wareegtay heshiis xor ah kadib markii uu dhacay heshiiskiisii Leverkuen.
Be the first to comment