DEG-DEG: Barcelona Oo Qarka U Saaran Saxiixa Dani Olmo

Kooxda Barcelona ayaa qarka u saaran in ay dhamaystirto Saxiixa xiddiga Dani Olmo sida uu xaqiijiyay Fabrizio Roman.

Barcelona ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddia Olmo si uu u noqdao saxiixooda cusub ee suuqa xagaagan.

Olmo ayaa ogolaaday heshiis 5 sano ah oo uu kooxda ku joogi doono ilaa xagaaga 2030.

Sidoo kale Barcelona ayaa dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddia reer Spain.

Barcelona ayaa dalab 55 milyanah miiska u saartay kooxda RB Leipzig si ay u dhamaystirto saxiixa xiddiga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga