
Kooxda Arsenal ayaa heshiis buuxa la gaadhay kooxda xiddiga Ethan Nwaneri kaas oo ay heshiis cusub ka saxiixanayso.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in ay kooxda Arsenal heshiis buuxa la gaadhay xiddiga Ethan Nwaneri si uu mustaqbalkiisa ugu hibeeyo kooxda Arsenal.
Arsenal ayaa wadahadalo muddo dheer la qaadatay Ethan Nwaneri Iyo wakiilada si uu kooxda u sii joogo kooxda.
Xiddiga Ethan Nwaneri ayaa muhiimada siiyay sidii uu heshiis cusub ugu saxiixi lahaa kooxda Arsenal.
Xiddiga reer England ayaa iska diiday kooxo badan oo reer yurub ah kuwaas oo doonayay saxiixiisa.
Be the first to comment