DEG-DEG: Ancelotti Oo Soo Saaray Liiska Xulka Brazil Ee Koobka Addunka.

Tababaraha xulka qaranka Brazil Carlo Ancelotti ayaa Soo saaray liiska kama dambaysta ah ee Uu xulka Brazil Kaga Qayb Galayo Tartanka Koobka adduunka.

Neymar ayaa Laga dhex waayay liiska Xiddigaha uu Soo saaray Ancelotti.

Ancelotti ayaa Soo saaray 24 xiddig ee Hor dhaca ah ee xulka Brazil u matali Doona Koobka Addunka.

Waxa dhiman laba xiddig oo uu tababaruhu magacaabi Doono maalmaha iyo todobaadyada Soo socda.

Halkan Kaga bogo liiska uu Ancelotti u xushay Koobka adduunka

Goalkeepers:

— Alisson (Liverpool)

— Ederson (Fenerbahçe)

— Bento (Al-Nassr)

 

Defenders:

— Danilo (Flamengo)

— Wesley (Roma)

— Alex Sandro (Flamengo)

— Douglas Santos (Zenit)

— Marquinhos (Paris Saint-Germain)

— Gabriel (Arsenal)

— Éder Militão (Real Madrid)

— Bremer (Juventus)

— Leo Pereira (Flamengo)

 

Midfielders:

— Casemiro (Manchester United)

— Bruno Guimarães (Newcastle)

— Fabinho (Al-Ittihad)

— André Santos (Chelsea)

— Danilo Santos (Botafogo)

 

Forwards:

— Estevão (Chelsea)

— Luiz Henrique (Zenit)

— Vinícius Júnior (Real Madrid)

— Martinelli (Arsenal)

— Matheus Cunha (Manchester United)

— João Pedro (Chelsea)

— Raphinha (Barcelona

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga