DEG-DEG: Ac Milan Vs Man United & Isku Aadka Europa League Oo La Sameeyay.

Waxa la sameeyay isku aadka wareega 16-ka Europa League xilli ciyaareedkan ee tartanka 2-aad ee ugu xiisaha badan.

Waxa ka soo baxay isku aadka kulamo xiiso leh oo si weyn loo sugi doono ciyaaristooda todobaadyada soo socda.

Kulanka ugu xiisaha Badan ayaa ah kulanka dhexmari doona kooxaha Man United iyo Ac Milan oo ah kulanka ugu xiisaha badan.

Dhanka kale Kooxda Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxdii tartanka Europa League ka reebtay xilli ciyaareedkii hore ee Olympiacos.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Isku Aadka wareega 16-ka Europa League:

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*