DEG-DEG: 7 Xiddig Oo Magac Leh Oo Laga Saaray Liiska Kama Dambaysta Ah Ee Xulka England Ka Hor Tartanka Euro 2024.

Waxa la soo saaray Liiska kama dambaysta ah ee xulka qaranka England ee ka qayb gali doona tartanka Euro 2024.

7 Xiddig oo magac ku leh England Iyo adduunka ayaa laga saaray Liiska kama dambaysta ah ee tartanka.

Tababaraha xulka England ayaa 7 xiddig ka saaray Liiska xulka qaranka ee kama dambaysta ah.

Kabtankii hore ee Man United Harry Maguire ayaa hogaaminaya xiddigaha laga saaray Liiska xulka England ee ka qayb galaya tartanka.

Halkan Kaga bogo 7-da xiddig ee laga saaray xulka England tartanka Euro 2024.

🚫Jack Grealish
🚫 Harry Maguire
🚫 James Maddison
🚫 Jarrad Branthwaite
🚫 James Trafford
🚫 Curtis Jones
🚫 Jarrell Quansah

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga