
Liverpool ayaa guul ay u qalantay waxa ay ka gaareen Shrewsbury Town waxa ayna u gudbeen wareegga 4-aad ee FA Cup-ka
Inkastoo gool looga nastay qeybtii hore hadana laba gool ayay heleen oo midkood rigoore ahaa waxaana kala dhaliyay K. Gordon iyo Fabinho .
Kooxda martida waxa ay ku wacnaayeen kubadaha rogaal celiska ah mararka qaarna halis ayay ku ahaayeen
Macalin Klopp oo da`yarta kooxdaas siiyay fursad ayaa soo bandhigay kubad deggan waliba leh is fahan
Liverpool waxa ay ku wacnaayen mamulka kubadda waliba qadka dhexe iyaga ayaa kusareeyay
Shrewsbury Town waxaa ku adkaa inta badan in kubadda si sax ah afka hore u keenaan walba qeybta labaad balse goolhayahooda ayaa fursado kala duwan u diiday Liverpool
Dhamaadkii Liverpool , cadaadiska ayay sii xoojien ila ay keeneen gool sedxaad daqiiqadii 73-aad waxaana saxixiay R. Firmino halka mid afaraad heleen waqtigii dheeriga ciyaarta
Guud ahaan ciyaar hal dhinac ayay heyd waxa ayna ku dhamaatay sedex gool iyo hal
Maxaa beenta niigukalifey van d kanote fabinho Robinson Aruurwaye miyaa
Axmed abukar xoolow waxa laga hadlayo marka hore fahan da yarta ayey u badnaayeen weeye u jeedadu 3 waaweyn haku jireen xoolayahow
pro kaqleeeh
midkle ciyaartu waxa ay Ku dhamaatay 4 1