David Silva Oo Ogolaaday In Uu Ku Biiro Koox Serie A-da Ka Ciyaarta.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man City ee David Silva ayaa lagu soo waramayaa in uu ogolaaday in uu ku biiro kooxda Lazio inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Il Corriere dello Sport ayaa sheegaya in walaalka Silva booqday xaruunta kooxda Lazio isaga oo aqbalay in uu ku biiro kooxda Lazio.

Isla wargayska ayaa sheegaya in wax walba la dhamaystiray haatana labada dhinac haatan ka shaqaynayaan wax yarna ka hadhsantahay in lagu dhawaaqo heshiiska.

Xiddiga David Silva ayaa ku jira todobaadyadii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa kooxda Man City isaga oo xor noqon doona dhamaadka xilli ciyaareedkan champions League.

Laacib.net

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*