Dalalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh Abaalmarinta Ballon d’Or-ka Sanadka 2021

Waxa la shaaciyay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or-ka sanadka 2021 iyada oo majaladu bilaabayso codaynta.

Xulka qaranka Italy ee ku guulaystay tartankii euro 2020 ayaa ah dalka ama xulka xiddigaha ugu badan ku leh xiddigaha u tartamaya abaalmarinta Ballon d’Or-ka sanadka 2021.

Xulka Italy ayaa ku leh 5 xiddig halka uu xulka England oo ahaa xulkii Laga qaaday koobkii euro 2020 ku leeyahay 4 xiddig kuwaas oo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay.

Dhanka kale xulalka Portugal, Spain iyo France ayaa dhankooda xiddigaha u tartamaya abaalmarinta ku leh min 3 xiddig.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Dalalka xiddigaha ugu badan ku leh abaalmarinta Ballon d’Or-ka sanadka 2021

  1. Italy (5),
  2. Englad (4),
  3. Portugal (3),
  4. France (3),
  5. Spain (3),
  6. Belguim (2)
  7. Argentine (2),
  8. Denmark (1),
  9. Croatia (1),
  10. Algeria (1)
  11. Egypt (1),
  12. Brazi (1),
  13. Uruguay (1),
  14. Poland (1),
  15. Norway (1),

Sii Akhriso: Ma Dhacday In Gacalisadaadu Ku Siiso Jawaabo Gaagaaban, Ma Is Waydiinaysaa Sababta Ay Sidaas U Samaynayso, Halkan Kaga Bogo Warbixinta Cajiibka Ah.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*