Daawo: Taageere Tottenham Kaga Cabsiiyay Tababaraha Liverpool Ee Jurgen Klopp.

Kooxda Tottenham ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda heerka 8-aad ee Marine kulan ka tirsanaa wareega 3-aad ee tartanka FA Cup-ka.

Laakiin Taageere kooxda Marine ah ayaa qaaday talaabo uu doonayay in uu kaga cabsiiyo kooxda Tottenham ka hor intii ayna ciyaartu bilaaban.

Waxa la arkay taageere sita sawirka tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp kaas oo uu ka dhigay mid taagan isaga oo waliba garabka haysta.

Kooxda Marine ayaa ah koox ka dhisan magaalada Liverpool waxana uu taageeruhu isku dayay in uu Tottenham kaga cabsiiyo Jurgen Klopp.

Liverpool iyo Klopp ayaa guul 2/1 ah ka gaadhay Tottenham markii ugu dambaysay ee ay soo booqdeen magaalada Liverpool kulan premier League ahaa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumark: Gabadhey Gacaliyahaagu Hadii Uuna 3-dan Tayo Lahayn Isgaa Fogow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*