Daawo: Sida Ay Noqon Karto Shaxda PSG Hadii La Eego Xiddigaha Lala Xidhiidhinayay Todobaadkan.

Kooxda PSG ayaa lala xidhiidhinayay xiddigo badan oo waaweyn oo uu ka mid yahay xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo.

Wararka ayaa xitaa sheegaya in uu wakiilka Ronaldo wadahadalo la qaatay kooxda PSG si uu ugala heshiiyo saxiixa xiddiga Reer Portugal.

Sidoo kale waxa jira xiddigo kale oo lala xidhidhinayaa sida James Rodriguez iyo Škriniar kuwaas oo ka mid ah xiddigaha ugu fiican yurub.

Hadaba halkan hoose ka daawo Muuqaalka shaxda laga yaabo in ay PSG ku ciyaarto xagaaga:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*