DAAWO Qisadii Yaabka laheyd ee ka Argagaxeen rer Liverpool, & Maalintii Van Dijk uu ka

Sidee buu Van dijk uga yaabiyey Caalamka kubada cagta kadib markii uu khiyaanay Xaaskiisa 

 
Vir Gil Van Dijk Waa mid kamid ah xidigaha ugu sumcada wanaagsan ee Liverpool, Hogaamiye & difaac bir, lkn waxa jira dhinac ka qarsoon oo noloshiisa ah, waxa uu soo bandhigaa heer wanaagsan marka uu garoonka kujiro, intii uu joogay liverpool waxa uu noqday mid kamid kuwa ugu fiican caalamka bal kan 1aad dadka intooda badan ,
 
waxa ay u arkaan in wax walba 100 % uyihiin virgil, marka la eego waayiihiisa kubada cagta lkn qisadiisa waxa ay xambaarsantahay dhinac yaab & qarow kugu ridi doona qiyaano xaaskiisa kula kacay ookusigtay Mid kamid ah kuwa ugu xun nolosha lamaanaha gaar ahaan naf uhuridii weyneyd oo ay sameysay xaaskiisa Holandeesska ah Rikan Wididad, gabadhan waa Jaceelka 1aad ee nolosha Vingil Van dijk .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*