Daawo: Qaabkii Uu Ra’iisal Wasaaraha UK Boris Johnson Uga Fal Celiyay Goolkii Harry Kane Ka Dhaliyay Germany

Ra’iisal Wasaaraha Dalka UK ee Boris Johnson ayaa ka fal celiyay Goolkii uu Harry Kane ka dhaliyay xulka Germany kulankii Germany kana tirsanaa tartanka Euro 2020 kana dhacay Wembley.

Xulka England ayaa iska xaadiriyay 8 dhamaadka tartanka Euro 2020 kadib markii ay garaaceen xulka Germany kulan uu Harry Kane furtay goolashiisa tartanka Euro 2020.

Boris Johnson Ayaa Ciyaarta Ka Daawanaay Tv-ga waxana uu shaki la’aan taageerayay dalka England kuwaas oo haatan ugu cad-cad ku guulaysiga tartanka sanadkan.

Kadib markii uu Harry Kane dhaliyay goolka daqiiqadii 85-aad Boris Johnson Ayaa dabaal dagay isaga oo sii raaciyay”Harry Kane, Harry Kane ugu dambyn gool ayuu dhaliyay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*