
Daawadayaasheena sharafta leh kusoo dhawaada muuqaal xiiso badan o ku saabsan Update kii ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta & wararkii ugu dambeeyey ee caalamka .
Qodobada aad ku daawaneysaan waxa kamid ah Xidiga Tijaabada caafimaadka manchester United waa kuma ?
Naadiga Arsenal ayaa si adag ugu dagaalameysa Suuqa iyadoo saxiixyo culus udagaalameysa hadaba waa kuma xidiga ugu dhow ee Arsenal ku dhowdahay ?
Waxaas oo dhan waxaad ka boganeysaan Muuqaalka Hoose & Xogo ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta .