Daawo: Qaabkii Ay Xiddigaha Real Madrid Kor Ugu Qaadeen Koobka Horyaalka La Liga Oo Ay Ku Guulaysteen

Kooxda Real Madrid ayaa si Rasmi ah ugu dabaal dagtay ku guulaysiga horyaalka La Liga kadib markii ay garaaceen kooxda Villarreal kulan ka tirsanaa todobaadkii 37-aad.

Los Blancos ayaa markii 34-aad ee taariikhda kooxda ku guulaystay horyaalka La Liga kadib xilli ciyaareed ay halka dambe ka fiicnaadeen kadib markii laga soo laabtay xanuunka Korona.

Kooxda Zidane ayaa sano kadib ku guulaystay horyaalka La Liga kadib markii ay 2016/2017 ahayd markii ugu dambaysay ee ay ku guulaysteen horyaalka La Liga.

Kooxda Real Madrid ayaa si Rasmi ah loogu soo bandhigay kulanka kadib guushii Villarreal waxana ay kor u qaadeen koobka horyaalka La liga ee xilli ciyaareedkan.

Hadaba halkan hoose kaga bogo qaabkii ay xiddigaha Los Blancos kor ugu qaadeen koobka La Liga:

Sii Akhriso: Qarax Weyn Oo Dhimasho & Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*