DAAWO: Qaabka Loo Diyaariyay Kor U Qaadista Liverpool Ee Koobka Premeir League

Kooxda Liverpool ayaa ugu dambayn caawa gacanta ku dhigi doonta koobka Premier League kadib marka ay dhamaato ciyaarta ay la ciyaari doonaan Chelsea kana tirsan premier League.

Reds ayaa wakhti hore ku guulaystay horyaalka premier League laakiin waxa la sugayay dhamaadka xilli ciyaareedka si loo gudoonsiiyo koobka ay sugayeen muddo 30 sano ah.

Kulanka oo ah midkii ugu dambeeyay ee ay ku ciyaari doonaan Anfield Premier League xilli ciyaareedkan ayaa noqon doona kulanka la gudoonsiin doono koobka.

Waxa la helay muuqaalo muujinaya in haatanba la diyaariyay booska ay xiddigaha Liverpool ugu dabaal dagi doonaan koobka prmeier League iyo waliba koobka oo haatanba la sii dhigay booska gudoonsiinta.

Hadaba Muuqaalkan Hoose Kaga Bogo sida loo diyaariyay meesha ay xiddigaha Reds ugu dabaal dagi doonaan koobka prmeier League:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*