Daawo: Messi Oo Si La Yaab Leh U Khasaariyay Rikoodhe, Xitaa Goolhayaha Dhinac Ayuu U Diray.

kabtanka xulka qaranka Argetina ee Messi ayaa khasaariyay rikoodhe kulankii xulkiisu ka badiyay Ecuador kulan ka tirsanaa Copa America.

Argentina iyo Ecuador ayaa isla aaday rikoodhayaal kadib markii ay ku kala bixi waayeen ciyaartii caadiga ahayd.

Messi ayaa si la yaab leh u khasaariyay rikoodhadii uu u laaday xulkiisa inkasta oo uu Goolhayaha u diray dhinaca kale.

Halkan ka daawo rikoodha Messi khasaariyay.

MESSI MISSED THE PENALTY 😭😭

YOU COME AT THE KING, YOU BEST NOT MISS

pic.twitter.com/QGmDPv2AZY

— CristianoXtra (@CristianoXtra_) July 5, 2024

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga