Daawo: Maalintii Uu Pierre-Emerick Aubameyang Burburiyay Chelsea!

Chelsea ayaa lagu waramayaa in wiilkaan reer Gabon la gaareen hishiis shaqsiyadeed oo gaaraya laba sano ay sii dheer tahay doorasho hal sano kale ah

Labada koox waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhaw yihiin in dhankooda ku dhawaaqaan in hishiis ka gaaraan saxiixa Aubameyang

Mar kale ayuu Aubameyang ku soo laabanyaa PL balse markaan si wacan ayay niyadda ugu dhisan tahay ka dib markii uu hanaan ciyaareed wacan kula soo muuqday Barca mudadii uu joogay , hadaba muuqaalkaan hoose waxaad ka heleysaa maalintii Aubameyang uu bur buriyay Chelsea