Daawo: Lionel Messi Oo Oohin Is Qaban Waayay Xilli Uu Ku Jiray Macasalaamaynta Barcelona.

Xiddiga ka tagaya Barcelona ee Lionel Messi ayaa qabtay shirkiisii ugu dambeeyay ee uu ku macasalaamaynayay kooxda Barcelona isaga shirka kaga hadlay wakhtigiisii kooxda Barcelona.

Xiddiga Ayaa Oohin is qaban kari waayay markii uu dhameeyay khudbadiisa iyada oo ay u sacabinayeen xiddigaha iyo saxafiyiintii ka qayb qaadanayay shirka Lionel Messi.

Xiddiga Lionel Messi ayaa Kamerooyinka lagu hayay isaga oo ooyaya xilli uu taaganyahay meeshii uu ku qabtay shirka kana soo jeediyay khudbadiisii ugu dambaysay ee kooxda Barcelona.

Hada Halkan Hoose Ka Daawo Leo oo ooyaya isaga oo qaab toos ah ugu jira shirka iyo kamerooyinka adduunka oo haya xiddiga

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 6 Sabab Oo Ay Gabadhu Uga Boodo Ninka Kulanka Ugu Horeeya, Iska Ilaali Ninow In Aad Ku Dhacdid

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*