DAAWO: Lionel Messi Oo Dhaliyay Gool Adduun Kale Ka Yimid.

Xiddiga kooxda PSG ee Lionel Messi aaya wali wada in uu muujiyo in uuna ka mid ahayn adduunkan kadib markii uu dhaliyay gool aan wali kubada cagta laga arkin.

Messi ayaa xulkiisa u ciyaarayay kulan ka tirsanaa is reeb-reebka koobka adduunka waxana uu ka hor tagay xulka saaxiibkiisii hore ee Luis Suarez ee Uruguay.

Xiddiga reer Argentine ayaa daqiiqadii 37-aad u furay goolasha xulkiisa kadib markii uu dhaliyay gool la yaab leh waliba qabtay indhaha adduunka oo dhan.

Messi ayaa meel aad uga fog gool aan lagu arkin kubada cagta ka dhaliyay isaga oo hogaanka u dhiibay xulkiisa kana dhiay ciyaarta 1/0 ay ku hogaaminayaan ntaiijada.

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*