DAAWO: Goolkii Uu Lionel Messi Ka Dhaliyay Man City.

Xiddiga kooxda PSG ee Lionel Messi ayaa ka baxay abaarta goolasha Isaga oo goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda PSG kadib markii uu ku soo biiray kooxda.

Lionel Messi ayaa ku bilowday kulanka ay PSG garaacday Man City waxana uu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo kooxdiisa ku hogaamiyay guul muhiim ah.

Messi ayaa goolka dhaliyay qaybtii dambe ee ciyaarta kadib markii uu baas cajiib ah helay isaga oo si qurux badan goolka u daba mariyay goolhayaha kooxda Man City.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*