Daawo: Fal Celiskii Trent Alexander-Arnold Ee Goolkii 1-aad Ee Diogo Jota Ka Dhaliyay Arsenal.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa mar kale soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulankii Arsenal isaga oo caawiye ka noqday goolkii 1-aad ee kooxdisu ka dhalisay Arsenal.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa sameeyay fal celin cajiib ah kadib markii uu Diogo Jota dhaliyay goolka 1-aad ee kooxdan Liverpool xilli ay ciyaartu maraysay bar-baro 0/0 ah.

Xiddiga reer England Trent Alexander-Arnold ayaa caawiye ka noqday goolkiisii ugu horeeyay kadib markii laga reebay waajibaadka xulka qarankiisa England kulamadii fasaxa xulalka.

Taageerayaasha Liverpool ayaa si weyn ula dhacay fal celinta xiddiga ka soo baxay Akademiyada kooxda Reds kaas oo aan xilli ciyaareedkan ku jirin qaab ciyaareed fiican.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 5 Calaamad Ee Ugu Muhiimsan Ee Lagu Garan Karo Jacaylka Gabadha Xishoodka Badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*