DAAWO + DEG DEG :- Qaabkii Manchester United ula Wareegtay Difaaci ugu Cuslaa & Chelsea o saxiix Cusub

Daawadayaasheena sharafta leh kusoo dhawaada muuqaal xiiso badan o ku saabsan Update kii ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta & wararkii ugu dambeeyey ee caalamka .

Qodobada aad ku daawaneysaan waxa kamid ah Manchester United ayaa gacanta kudhigtay saxiixa difaac culus oo in mudo ay raadinayeen hadaba maxaad ka Ogtahay

Muuqaalka hoose waxaa sido kale ku daawaneysaa waa kuma Xidiga Chelsea ay isku diyaarineyso dalab ineyka gudbiso .

Waxaas oo dhan waxaad ka boganeysaan Muuqaalka Hoose & Xogo ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta .