DAAWO ” DEG DEG KHALAAS Champions Legue oo Gebi ahaanba la badalay & Livandoski oo ku dhow Barce, Mbappe waa Madrid

DEG DEG KHALAAS Champions Legue oo Gebi ahaanba la badalay & Livandoski oo ku dhow Barce, Mbappe waa Madrid

Tan & Dagaalki Super leage ee udhaxeeyey 12ka naadi ee yurub ugu tunka weyn ee & xiriirka yurub waxa socday dalabaadyo ku aadan isbadal ku aadan kubadda cagta yurub.

Inkastoo mar kii dabe 12 kii naadi 3 kaliya ay isugu soo hareen isbadalka cusub hadana weli waxa taagan buuqii Super league, hadaba su’aasha waxa ay tahay sidee baa loo xalin doonaa dalabaadka naadiyada muxuuse ku qotoma isbadalka cusub ee Champions League lagu sameeyey .

Mida 1ad waxa 36 naadi laga dhigay laga dhigay kooxihii kaqeyb galayey champions league ga, hala la baabi’iyey Groupyada faafaahino badan halka kore ka daawo .