DAAWO + DEG DEG Dejong oo dhabar jebiyey Man utd & Carada Barcelona & Sheekadii oo qaraxday

Daawadayaasheena sharafta leh kusoo dhawaada muuqaal xiiso badan o ku saabsan Update kii ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta & wararkii ugu dambeeyey ee caalamka .

Qodobada aad ku daawaneysaan waxa kamid ah Manchester United & Dejong oo qaraxday sheekadii ugu weyneyd waxa ay aheyd markii uu diiday inuu baxo isla markaana uu jaro lacagtiisa

Muuqaalka hoose waxaa sido kale ku daawaneysaa 11 xidig oo naadi weyn albaabka ufureysa & sheekadii dybala oo man utd aa real .

Waxaas oo dhan waxaad ka boganeysaan Muuqaalka Hoose & Xogo ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta .