Cristiano Ronaldo Oo U Dabaal Dagay Guushii Real Madrid Ka Gaadhay Barcelona.

Cristiano Ronaldo ayaa shaki la’aan ku raaxaystay guushii ay Real Madrid ka gaadhay Barcelona Kulankii El Clasico ee sabtidii kana tirsanaa horyaalka La Liga.

Xiddigii hore ee Real Madrid ayaa baraha bulshada soo dhigay sawri kadib markii ay ciyaartu ku dhamaatay 3/1 kulankii ka dhacay Camp Nou.

Kadib ciyaarta Ronaldo ayaa baraha bulshada soo dhigay qoraal ah”Yessss” isaga oo sii raaciya sawir muujinaya muruq.

Xiddiga reer portugal ayaa haatan ku jira karantiil isaga oo sugaya natiijada baadhitaanka xanuunka Korona kadib markii horay looga helay xanuunka.

Sii Akhriso: Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis U Fidiyay Xildhibaan Ka Tirsan Somaliya Oo Ka Soo Jeeda Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*