Cristiano Ronaldo Oo Taariikh Ka Sameeyay Euro 2024.

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa taariikh ka sameeyay tartanka Euro kulanka Turkey ee xulkiisu guusha gaadhay.

Cristiano Ronaldo Ayaa caawiyay gool ka mi ah goolasha uu dhaliyay xulka Portugal.

Ronaldo ayaa caawiye ka noqday goolkii uu dhaliyay Bruno Fernandes kaas oo dhaliyay goolka 3-aad ee xulkiisa.

Waxa uu sameeyay caawintii 7-aad ee tartanka Euro-da intii uu u ciyaarayay xulka qarankiisa Portugal.

Waa xiddiga ugu caawinta badan taariikhda tartanka European Championship tan ilaa sanadkii 968

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga