Ciyaar Gacmeedka FIFA 21 Oo Saadaalisay 15-Ka Xiddig Ee Ku Guulaysan Doona Abaalmarinta Ballon d’Or

Ciyaar Gacmeedka FIFA 21 ayaa loo adeegsaday in lagu saadaaliyo 15-ka xiddig ee ku guulaysan doona abaalmarinta Ballon d’Or.

Cristiano Ronaldo iyo Messi ayaa abaalmarinta ku guulaystay 11 ka mid ah 12-kii abaalmarin ee ugu dambeeyay waxana haatan la saadaaliyay xiddigaha ku guulaysan doona 15-ka soo socota.

Abaalmarinta Ballon d’Or ayaa la kansalay sanadkan 2020 sabab la xidhiidha xanuunka Korona laakiin xiddiga Robert Lewandowski ayaa ugu cad-cadaa marka loo eego in uu kooxdiisa 4 koob kula guulaystay sanadkan.

Laakiin ciyaar gacmeedka FIFA 21 Ayaa loo adeegsaday in lagu saadaaliyo xiddigaha ku guulaysan doona abaalmarinta 15-ka sano ee soo socda laga bilaabo shanadkan.

2020 – CRISTIANO RONALDO

Nominees: Lewandowski, Mo Salah, Sadio Mane.

Ronaldo - 2020

2021 – LIONEL MESSI

Nominees: Neymar, Mbappe, Raheem Sterling.

Messi - 2021

2022 – KYLIAN MBAPPE

Nominees: Messi, Jadon Sancho, Sterling.

Mbappe - 2022

2023 – KYLIAN MBAPPE

Nominees:Sterling, Vinicius Jr, Paulo Dybala.

Mbappe - 2023

2024 – RAHEEM STERLING

Nominees: Inaki Williams, Joao Felix, Mbappe.

Sterling - 2024

2025 – JOAO FELIX

Nominees: Mbappe, Vinicius Jr, Matheus Cunha.

Felix - 2025

2026 – KYLIAN MBAPPE

Nominees: Francisco Trincao, Ansu Fati, Felix.

Mbappe - 2026

2027 – VINICIUS JR

Nominees: Luis Javier Suarez, Adam Hlozek, Mbappe.

Vinicius Jr - 2027

2028 – VINICIUS JR

Nominees: Mbappe, Felix, Hlozek.

Vinicius Jr - 2028

2029 – AMARA NGOM (Sadio Mane regen)

Nominees: Mbappe, Lautaro Martinez, Jonathan David.

Ngom - 2029

2030 – BOA MORTE (Cristiano Ronaldo regen)

Nominees: Fati, Trincao, Mbappe.

Boa Morte - 2030

2031 – JUAN GOMEZ (Lionel Messi regen)

Nominees: Mbappe, Vinicius Jr, Boa Morte.

Gomez - 2031

2032 – ALEXANDER ISAK

Nominees: Erling Haaland, Sancho, Mbappe.

Isak - 2032

2033 – KYLIAN MBAPPE

Nominees: Vinicius Jr, Leonel Lodico (Sergio Aguero regen), Juan Gomez.

Mbappe - 2033

2034 – ANSU FATI

Nominees: Konrad Dabrowski (Lewandowski regen), Haaland, Sancho.

Fati - 2034

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*