Chelsea Vs Real Madrid: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Ka Hor Kulankooda Caawa.

Kooxaha chelsea iyo Real Madrid ayaa isaga hor imanaya kulan adag oo ka tirsan Champions League lugta 1-aad ee wareega Semi-final-ka tartank xilli ciyaareedkan.

Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya in ay guul ka gaadhaan kulanka ka hor kulanka lugta 2-aad ee wareega Semi-final-ka tartanka.

Labada kooxood ayaa ku hubaysan xiddigo cajiib waliba ka mid ah xiddigaha ugu fiican kubada cagta yurub 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub.

Shabakada whoscored ayaa soo saartay shaxda isku dhafka ah ka hor kulanka caawa iyaga oo soo xushay xiddigaha taamka u ah kulanka ee waliba ciyaari doona.

Kooxda Chelsea ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh shaxda 6 xiddig halka ay Real Madrid shaxda ku leedahay kaliya 5 xiddig.

Varane and Mendy absent in Real Madrid-Chelsea combined Champions League XI

Sii Akhriso: Sharciyada Jacaylka: Wax Ka Baro 10-ka Sharci Ee Ugu Muhiimsan Ee Jacaylka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*