Chelsea VS Bunrley : Kooxda Martida Kaliya Hal Jeer Ayay Ka Badiyeen Wiilasha Galbeedka London

Chelsea waxa ay qiimeyneysaa xaaladda diyaar ahaansho ee Kante kaasi oo ku soo laabtay tababarka kooxda ka dib dhaawac muruqa ah oo uu la maqnaa afar todobaad

Xogta Kulanka

* Kaliya hal guul ee Bunrley ka haystaan Chelsea ka dib 13 kulan oo horyaalka ah , waxa uuna ahaa in August 2017-kii xilligaas oo ay Stamford Bridge ku badiyeen 3/1 , waxa ay wataan sedex bar bar dhac iyo 9 guul darro .

* Chelsea waxa ay kooxdaas ka dhaliyeen 16 gool inta ay jeer ee ay kulmeen

* Chelsea waxa ay badiyeen kaliya laba kulan oo qeyb ka ah 9-kii kulan ee hore ee horyaalka ah , laba jeer bar bar dhac ayay galeen halka 5 jeerna ay guul dareysteen

* Chelsea sedex kulan oo horyaalka ah ayay ku badiyeen Stamford Bridge kuwaasi oo qeyb 8 kulan .

* Chelsea waxa ay shabaqooda ilaalsadeen 14 jeer oo qeyb ka ah 30 kulan dhamaan tartamada xilli ciyaareedkaan .

* Christian Pulisic waxa uu dhaliyay 7 gool ka dib 55 kulan oo macalin Tuchel kula soo ciyaaray kooxda reer Jarmal ee Dortmund
* Warner 11 kulan oo horyaalka ah ayuusan dhalin wax gool ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*