Chelsea Oo Xiddig Kale Ka Dooneysa PSG , Markaan Ma Loo Ogalaan Doonaa ?

Chelsea ayaa lagu waramayaa in ay calaameysteen daafaca kooxda PSG ee Marquinhos waxa ayna ka fikarayaan dalab ay ka geeyaan xagaagaaan.

Chelsea waxaa xagaagaan ka go`an in wajiyo cusub kooxda keenaan waxaana diiradda u saaran Haaland iyo Declan Rice , ugu yaraan 200m ayaa uga baxeysa

Wargeyska The Mirror ayaa qraya in tababare Tuchel uu isha ku hayo daafacaaas dhexe waliba waxa uu haminayaa in dalab rasmi ah laga geeyo si xidigiisa hore mar kale u midoobaan.

Sidaas oo ay tahay , waxaa lala leeyahay waa adag tahay in PSG ogalaadaan in laacibka xagaagaan fasaxaan maadaaama is xoojin ku jiraan lana hishiiyeen Ramos
Marquinhos  ayaa la xusayaa in hishiiskiisa PSG uu ka harsan yahay muddo sedex sano ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*