Chelsea Oo U Dhaqaaqday Saxiixa Dries Mertens , Goorma Ayay Heli Karaan

NAPLES, ITALY - FEBRUARY 25: Dries Mertens of SSC Napoli celebrating their team's first goal during the UEFA Champions League round of 16 first leg match between SSC Napoli and FC Barcelona at Stadio San Paolo on February 25, 2020 in Naples, Italy. (Photo by Pedro Salado/Quality Sport Images/Getty Images)

Kooxda Chelsea ayaa talaabo u qaadeysa soo xero gilinta weeraryahanka Napoli Dries Mertens

Laacibkaas reer Belgium ayaa muddo la xariirinaaya horyalaka Ingiriiska balse Napoli ayaa ku dhagtay waxa uuna haatan xeran yahay lambarka 10-aad

Si waliba oo ay ahaato, Football London ayaa qoreysa in Chelsea go`aan ku gaareen dalab ay ka geeyaan laacibkaas waxa ayna xariir la sameeyeen qudhiisa iyo wakiilkiisa

Warka waxaa uu intaas ku darayaa in Chelsea ay doonayaan saxiixa laacibka marka suuqa jilaalka January uu furmo.

Laacibkaas 33 sano waxa uu xilli ciyaareedkaan u saftay Napoli 7 kullan halka uu dhaliyay sedex gool waxa uuna sameeyay sedex kale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*