Chelsea Oo Markii 8-aad Iska Xaadirsiay Wareegga 4-ta Champion-ka Xilli Guul-darro Ay Kala Kulmeen FC Porto

Chelsea ayaa iska xaadirsay wareegga 4-ta Champion-ka inkastoo guul darro hal gool ah kala kulmeen FC Porto oo ay lugtii hore uga soo badiyeen laab gool oo nadiif ah

Sheekada labada qeyb: Qeybta hore , ciyaarta waxa ay aheyd mid aan halis badan laheyn oo ma jirrin fursado rasmi ah oo ay isku abuureen labada koox Chelsea iyo Fc Porto

Kooxda FC Porto kubadda iyaga ayaa ku badnaa balse si sax ah uma aysan tageyn goosha Fc Porto kuwaasi oo ku wacnaa in kubadda mar waliba soo gaarsiiyaan aagga Chelsea keenaan .

Kooxda Tochel oo weerar ahaan ma muuqan waxa ayna ku jireen difaac , waxaana lagu nastay qeybtaas hore bar bar dhac bilaa goolal ah

Qeybta loabaad , inkastoo FC Porto in yar kubadda Chelsea kaga sareeyeen hadana kooxda reer Ingiriis mararka qaar isku dayo muuqda ayay sameynayeen waa ayna ka wacnaayeen sida ay ahaayeen qeybta hore .

Chelsea dhanka goosha laga filan karo ayay aheyd marka loo eego in goosha FC Porto kubado ku laadayeen xilli ciyaartooda ay aheyd mid deg degsiimo leh

Qeybihii dambe , labada koox isku dayo ayay samanayeen inkastoo Chelsea u janjeertay dhanka halista bale guud ahaan ciyaarta ma laheyd wax xaraarad ah .

Chelsea wax aay badlakooda ugu horeeyay sameeyeenn daqiiqadii 86-aad iyaga oo soo giliyay Hakim Ziyech oo loo saaray Mason Mount

Waxaa xusid mudan in labada koox daafca ahaan ay aad u foojignaayeen xilli FC Porto qeybta alkabad at toos uga liiteen dhanak weerarka waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay hal gool oo ay FC Porto dhaliyeen waqtigii dheeriga ciyaarta , wax auuan ahaa goolkilaga dhaliyay kii ugu wacnaa tartanka Cahmpion-ka ee xilli ciyaareedkaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*