Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa wajahaya dhibaato dhaawac oo weyn. Daafacyada Man City ee Kyle Walker, John Stones & Manuel Akanji ayuu shaki ku jiraa taam ahaanshohooda kulanka Arsenal kadib markii ay
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli