Bruno Fernandes Oo Isku Qoray Taariikhda United Ka Dib Goolashii Uu Ka Dhaliyay Istanbul Basaksehir Ee Champion-ka

Bruno Fernandes ayaa xalay isku qoray taariikhda kooxda Man United ka dib laba gool oo uu ka dhaliyay kulankii Champion-ka ee ay la ciyaareen Istanbul Basaksehir

United ayaa kulankaas ku badisay afar gool iyo hal waxa uuan ka tirsanaa wareegga 4-aad ee Group-yada Champion-ka

Sida bogga Man United lagu qoray , Bruno Fernandes ayaa noqday qadkii dhexe ee ugu dhaqsiyaha badan ee taariiukhda United 20 gool dhaliya ka dib 35 kulan dhamaan tartamada

Bruno Fernandes oo guushaas u soo hoyatay ka hadlay ayaa qaab jees jees ah waxa uu barttiisa Instagram-ka ugu soo qoray

” Rigoorooyinka waa caawiyaan , dhamaan sidaas ayay dhihi doonaan”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*