Barcelona Oo Ku Qasbaaan Doonta in Ay Lacag Siiso Xavi Hadiii

Barcelona ayaa ku qasbanaan doonta in ay lacag jeebka ugu shubaan xavi hadii ay Go’aansadaan In ay shaqada ka caydhiyaan Xavi.

Waxaa sii xoogeysanaya hadal heynta in madaxweynaha Barca Joan Laporta uu caydhin doono xavi mark uu helo badalkiisa.

Okdiario ayaa sheegay in hadii Laporta uu go’ansado in uu caydhiyo xavi in uu ku Qasbaaan doono In uu bixiyo lacag mag dhaw ah.

Kooxda Barcelona ayaa ku Qasbaaan Doonta in ay Xavi Siiso lacag dhan 15 milyan Oo euro.

Mustaqbalka xavi ayaa ku Soo Laabtay hadal haynta inkasta Oo todobaadyo ka Hor Laga Heshiiyay in uu sii Joogo kooxda xilli ciyaareedka dambe.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga