Barcelona Oo Ku Dhigatay Real Madrid & Mbappe Oo Sabab U Ah.

Madaxweynaha kooxda Barcelona Joan Laporta ayaa ku Dhigtay kooxda Real Madrid Kadib markii ay dhamaystireen saxiixa xiddiga Mbappe.

Real Madrid ayaa Isniintii Shaaciyay in ay dhamaystireen saxiixa xiddiga Mbappe.

Los Blancos ayaaa Mbappe kula Soo wareegtay qaab xor ah Kadib markii uu dhacay heshiiskii kooxda PSG.

Taageere Barcelona ahaan, ma ahan war wanaagsan in Kylian Mbappe lagu arko Real Madrid,’ Laporta ayaa u sheegay Mundo Deportivo.

“Laakiin hadii aan run u hadlo waxa aan doorbidilaha nidaamkeena Sababta Oo ah waxa aan muhiimada siinaa xiddigaha aan ka Soo saarno akademiyadeen”.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga