![Mikel-Arteta-says-Arsenal-cannot-cry-after-title-push-dented-by-Fulham-draw](https://i0.wp.com/kooxda.com/wp-content/uploads/2024/12/Mikel-Arteta-says-Arsenal-cannot-cry-after-title-push-dented-by-Fulham-draw.webp?resize=600%2C338&ssl=1)
Arsenal Mikel Arteta ayaa sheegay in kooxdiisu ay samaysay wax walba oo ay ku badin kartay kulankii Fulham.
Kooxda Arsenal ayaa bar-baro niyad jab leh la gashay kooxda Fulham kulan ka tirsanaa premier league.
“Wan ka xumahay in aanan badin sababtoo ah waxaan u maleynayaa inaan u qalanay inaan badino bilawga ilaa dhamaadka,” Arteta ayaa u sheegay suxufiyiinta.
“Waxaan sameynay ku dhawaad wax walba oo aan sameyn lahayn si aan ugu guuleysano,” Arteta ayaa Sii raaciyay.
“Tani waa Tayada kooxaha premier league kaliya waxa aan u jirsanay in aan badino wax yar”.
Be the first to comment