Arsenal Vs Bayern Munich: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulanka.

Kooxaha Arsenal iyo Bayern Munich ayaa isaga hor iman doona kulan xiiso leh oo champions League ah kana tirsan wareega 8 dhamaadka tartanka.

Labada kooxood ayaa isku leh taariikh dheer oo champions League ah iyada oo ay ciyaareen kulamo badan.

Ka hor kulanlooda champios League waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood.

Kooxda Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan maadama ay hogaaminayaan horyaalkooda.

Gunners ayaa shaxda ku leh 7 xiddig kuwaas oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jira.

Dhinaca kale Bayern Munich ayaa shaxda ku leh kaliya 4 xiddig.

ARS-BAY combined XI

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga