Arsenal Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Xiddig Uu Mikel Arteta Jecelyahay, Imisa Ayuu Qalinka Ku Duugay.

Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga daafaca uga ciyaara ee Rob Holding kaas oo mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Arsenal.

Dafaca dhexe ayaa xiddig muhiim ah ka noqday kooxda Mikel Arteta isaga oo ciyaaray 18 kulan oo tartamada oo dhan ah xilli ciyaareedkan.

Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in uu Rob Holding qalinka ku duugay hshiis 3 sano ah iyo waliba hal sano oo dookh ah oo uu kooxda ku sii joogi doono.

Mikel Arteta ka hadlaya heshiiska cusub ee Holding ayaa yidhi”Tan ilaa markii aan Arsenal imid aniga oo tababare ah waxa aan la dhacay qaa ciyaareedkiisa waxana uu ku leeyahay qolka labiska sumcad fiican”.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Gabadheey Hadii Uu Ninku Kuu Sameeyo 6-dan Arin Ha Sii Dayn, Waa Kii Nolosha Kula Wadaagi Lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*