Arsenal Oo Wadahadalo La Qaadatay Tababare Premier League Ka Haw Gala, Badalka Arteta Ayay U Arkaan.

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la qaadatay wakiilka tababare ka shaqeeya Premier League sida ay ugu badalaan Mikel Arteta.

Kooxda Arsenal ayaa wadahadalo la qaadatay wakiilka Nuno Espirito Santo ee Jorge Mendes si uu u noqdo badalka Mikel Arteta ee Emirates Stadium.

Mustaqbalka Mikel Arteta ayuu shaki weyn ku jiraa kadib markii ay kooxdu si xun ku bilaabatay xilli ciyaareedka inkasta oo ay qaab ciyaareed fiican ku jirto.

Wargayska The Sun ayaa haatan sheegaya in ay Arsenal wakiilka Nuno Espirito Santo la qaadatay wadahadalo si ay ugu badasho Arteta hadii ay shaqada ka caydhiyaan mustaqbalka dhaw.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*