Arsenal Oo Shaacisay Lambarka Uu Mosquera U Xidhan Doono Kooxda.

Kooxda Arsenal ayaa shaacisay numberk a uu Xidhan doono saxiixiisa cusub eebCristhian Mosquera.

Xiddiga Mosquera ayaa noqday saxiixii ugu dambeeyay ee kooxda Arsenal samayso suuqa kala iibsiga xagaaga.

Arsenal ayaa xaqiijisay in xiddiga Mosquera u xidhan doono Lambarka Nio.3.

Xiddig Mosquera ayaa qalinka ku duugay heshiis wakhti dheer ah.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga