Arsenal Oo Shaacisay Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub, 3 Koox Oo Waaweyn Ayaa Ku Jira.

Kooxda Arsenal ayaa kulamo adag  isugu diyaarin doonta xilli ciyaareedka cusub iyada oo shaaca ka qaaday kulamada ay ciyaari doonto ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Arsenal ayaa ciyaari doonta 8 kulan oo ay isugu diyaarinayso xilli ciyaareedka waxana ay shaacisay kooxaha ay la ciyaari doonto kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Gunners ayaa isha ku haysa in a qaadato xilli ciyaareed ka duwan midkii xilli ciyaareedkii hore waxana ay la ciyaari doontaa kooxo waaweyn si ay u diyaariso xiddigeheeda xilli ciyaareedka cusub.

Hadaba halkan Hoose Kaga Bogo Jawdalka Arsenal ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub:

Arbaca, July 7 – Waxa ay ku soo laabanayaan London Colney garoonka tababarka.

Isniin, July 12 – Waxa ay u duulayaan Scotland si ay u bilowdaan tababarka.

Salaasa, July 13 – Hibernian v Arsenal (Kulan Saaxiibtinimo)

Sabti, July 17 – Rangers v Arsenal (Kulan Saaxiibtinimo)

Sabti, July 17 waxa ay ku laabanayaan London

Arbaca, July 21 – Waxa ay u duulayaan Lonodn

Axad, July 25 – Arsenal v Inter Milan (Florida Cup)

Arbaca, July 28 – Arsenal v Everton/Millonarios (Florida Cup)

Arbaca, July 28 – waxa ay ku laabanayaan London

Axad, August 1 – The Mind Series, Arsenal v Chelsea

Axad, August 8 – The Mind Series, Tottenham v Arsenal

Jimce, August 13 – New Premier League season begins

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*