Arsenal Oo Ku Raaxeysatay Tottenham , Guul Ay Mudnaayeen Ayay Gaareen

Arsenal ayaa guul ay u qalantay waxa ay ka gaareen Tottenam xilli kooxda Arteta ay soo bandhigeen kubad meel waliba ka dhameystiran

Arsenal ayaa soo bandhigtay ciyaar aad u qurxoon waxaana xusid mudan in taageeryaasha Arsenal aysan daawan kubad noocaan oo kale ah in muddo ah

Waxa ay Tottenham nansiida ugu direen sedex gool oo nadiif ah kuwaasi oo banaanka soo dhigay dal daloolo waa weyn oo dhanka daafaca  ah

Arsenal waxa ay soo bandhigeen ciyaar dhan waliba ka dhameystiran ayna sii dheer tahay kalsooni xilli maamulka kubadooda ayay mararka qaar gaareysay %70

Tottenham waxaa ku adkaa in kubadda si sax u soo jiidaan waliba waxa ay ka sheeganayeen in durba ay cagtooda ka baxeysay waxaana sedexaad gool saxiixay Smith Raw , Sakal iyoAubameyang

Biloowga Qeybta labaad , Torttenham laba fursad ayay abuureena balse daafaca Arsenal oo is fahansan ayaa is hor taagay waxaana guud ahaan mar waliba wacneyd Arsenal
Arsenal kubadda waa ku badnaayeen waa ayna ka haysteen  Tottenham balse ma jirrin fursado macquul ah oo ay abuureen .
Si ayay kubadda u degtay dhamaadkii , iklaa Totenham ay heleen gool u dhaliyay Son daqiqadii 78-aad , waxa ayna Arsenal kulankaan ahaan daafac ahaan kuwo aad u wacan xilli kubadda y ciyaarayeen ay aheyd mid kalsooni dheeraad ah ay ka muuqatay xilli  saxibada Harry Kane waqtigii dheriga laga bad badiyay fursad xaqiiq aha waxaana sidaas sameeyay goolhayaha
Si waliba waxa ay ciyaarta ku dhamaatay 3/1 waxa ayna aheyd guul ay mudnaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*