Xabi Alonso ayaa iska diiday Liverpool waxana uu go’aansaday in uu iska sii joogo kooxdiisa Bayer Leverkusen wixii ka dambeeya xilli ciyaareedkan. Kooxda Liverpool ayaa dareenkooda u jeedinaysa sidii ay u heli lahayd badalka Klopp
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli