Arsenal Oo Europa League Iska Xaadirisay , Guul Everton Ay Ka Gaareen Ayay Horyaalka Ku Soo Afjareen

Arsenal aya aguul ay u qalantay waxa ay ka gaareen Everton opo ay 5/1 ku garaaceen ka dib ciyaar hal dhinac aheyd

Arsenal qeybta koowaad iyaga ku sareeyay maamulka kubadda wax ayna Everton nasiinada ugu direen 2/1 waxa ayna ka sheegteen qasaarinta fursado .

Kubad haysashada iyaga ayaa ku wacnaa waxa ayna gaarayeen %82 , kaliya waxaa kooxdaas Arsenal ka maqnaa in natiijada dhaareystaan waqti hore ,waxaana goolasha u dhaliyay Martinelli o rigoore ah iyo Nketiah

Qeybta labaad , wax laga qoro ma jirirn , wax aayan Arsenal xarfaan ku ahaan in kubadda cagta ku hayaan una diidaan Everton

Waxa ayna helen laba gool kale Soares iyo Gabrie ayaa kala dhaliyay , waxa ayna ka dib ciyaarta noqotay hal dhinac

Everton waxa ay ka sheegteen qasaarinta kubadda marka cagtooda soo gasho iyo go`aan qaadasho deg deg ah .

Si kastaaba waxa ay ciyaarta ku dhaamtay 5/1 , Arsenal ku dhameysteen booska 6-aad ee kala sareynta horyaalka