Arsenal Oo 14 Sano Ka Dib Guul Kala Soo Laabatay Old Trafford , United Ayay Ka Soo Talaabsadeen

Arsenal ayaa guul   taariikhi ah ah kala soo laabatay qalcadda Old Trafford waxa ayna United uga soo talaabsadeen hal gool oo nadiif ah

Sheekada labada qeyb: United iyo Arsenal ayaa nasiinada ku aaday  bar bar dhac bilaa goolal ah, waxa uuna kulankaan ka tirsnaaa wareegga 7-aad ee horyaalka Ingiriiska

Ciyaartaan ayaa aheyd mid labada koox ay muujiyeen taxadar iyo foojignaan dheeraad ah inkastoo Arsenal mararka qara kubadda ay ku badneyd cagtooda .

Halis gilin badan ma jirrin marka laga yimaado fursad Greenwood laga bad baaidyay oo xaqiiq aheyd iyo mid Arsenal iska qasaariyeen , waxa ayna ciyaarta aheyd mid deggan

Biloowgii waxa ay ciyaarat aheyd k mid isku caburan oo ay sii dheer tahay baasaska oo la qal qaldayay balse guud  ahaan waxa qeybtaas hore lagu tilmaami karaa mid  heerkooda uu iska dhex dhexaad ahaa

Arsenal waaxa ay soo bandhigen ciyaar kalsooni dhanka baasaska aad ayay isu fahansanaayeen waxa ayna kooxda.com xuseysaa  in si wacan isgu baxayaan Partey iyo Alnini .

Soo laabashadii , Arsenal iyaga ayaa ku badnaa kubadda waxa ayan daqiiqaidi 51-aad u sigeen United gool waxaana United ku adkeyd in kubadda cagtooda ku daahdo ayan horay u soo dhaqaajiyaan.

Badalka ugu horeeyaya ciyaarta waxa uu yimid daqiiqadii 62-aad xiligaas oo United ay soo giliyeen Nemanja Matic waxaana la saaray Fred iyadoo ka dib United uu goolhayaha ka bad baadiyay gool xaqiiq ahaa .

Arsenal aad ayay u wacnaayeen kaliya dhameystirka ayaa ka maqnaa waxa ayna Arsenal daqiiqaddii 68-aad heleen rigoore ka dib qalad uu Pogba ku galay Hector Bellerin waxaana rigoardaas gool u turjumay Pierre-Emerick Aubameyan daqiiqadii 69-aad

Ka dib goolkaas , ciyaarta waaxa ay aheyd midka qaboow una siman labada koox wax aayan United badal labaad sameeyeen daqiiqadii 75-aad iyadoo ay soo giliyeen Cavani iyo Van De Beek oo loo saaray Greenwood iyo Fernandes

Ka dib badaladaas , United iyaga ayaa kubadda ku badnaa , waa ayna soo agarayeen afka hore ee Arsenal balse ma jirrin halis gillin muuqata inkastoo hanaan ciyaareedkooda laag filan arintaas  inakstoo daqiiaidi 84-aad kubad si qaldan siaga dhalin kareen Arsenal ay ku dhacday birta .
Arsenal badalkooda koowaad waxa ay sameeyeen daqiiqadii 76-aad waqtigaas oo ay soo giliyeen Nketiah oo loo saaray Lacazette waxaana xigay badalo ay ku soo galeen Niles iyo Mustafi oo daqiiqadii 96-aad loo saaray Aumbameyang iyo Willian
Si waloba United dhamaakdii isku dayo u sameeyen waa laagt xertay aagga goosha waxaana loogu dhameeyay halkaas gool ee rigoorada ahaa.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*