Antoine Griezmann Oo Markii Ugu Horaysay Sanadka2020 Qabtay Shaqo Uuna Qaban Kadib Guushii Barcelona Ee Real Betis.

Xiddiga kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa dhaliyay gool sidoo kale mid kale caawiye ka noqday kulankii ay Barcelona garaacday kooxda Real Betis.

Xiddiga reer France ee Antoine Griezmann ayaa caawiye ka noqday goolka 1-aad ee kooxda Barcelona ka hor inta uuna iska khasaarin rikoodhe loo dhigay kooxdiisa.

Kadib xiddiga ayaa dhaliyay goolka 2-aad ee kooxdiisa kulankii ay kooxdiisu garaacday kooxda Real Betis kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga.

Kadib markii uu sidaas sameeyay xiddiga reer France ee Antoine Griezmann ayaa sidaas sameeyay markii ugu horaysay xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga sanadka 2020.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*